Dabayaaqadii 2020 ano bajaj wato gabar kasoo qaaday odweyne Waxayna ii sheektay inay usocoto jardiinka gabadha wajigeeda farxad Kama muuqan cabaarka bacdi jaam ku galnay warshadaha Waxaan arkay gabadhii oo isla hadlaysa fikirayda oo murukaysan waan waydiiyey inay iisheekto waxa haysta hadii aan wax u qaban karo aan u qabtee caabar ay ika xishooneysay Waxay ii sheektay in Wiil ay zxp ahaayeen vedio kahaayo oo musqul gurigiisa camera ugu xiray xili ay school kayimaadeen owna habeen walbo ku cabsiiyo caawana ow u sheekay hadaysan Waxow rabo siin inow so qarxin doono Waxaan iri waalidkaa maa u sheektit Waxay dhahday walal malihi hooyo iyo aabana waa dhinteen gabar iga wayn nin qabaa lajookaa Waa Maxay Waxaan way diiyey inow hada kahor guri ugu wacday oo ay waxow rabay siisay maya ay tiri Lkn Caawa waan ku qasbanahay isdaji Aby ayaan dhahay anaa walal iyo waalid kuu ah Waxaan Wacay mid zxbkey ah waxaana iri soo bood zxp waan is raacnay gabadhiina Waxaan iri wiilka wac banaankaa taakanahay dheh markow soo baxay anaa mootada kasoo takay wiilku waa da aada 20 23 waxaa iri adna hays dilin Hana is ceebeyn Ana gacan ku dhiigle hayka dhigin ee soo bax Meel xakaa intaa keeyey oo vediokii delete ka iri meel walba oo taleefankii remove store aan Waxba ku harayn ka iri aan iri cafis waydiiso gabadhaan way cafiday hooyadiis oo guriga ku jirtay aan u geeyey wiilkii waxaana iri wiilkaan gabartaa Ila dhalatay oo camera musqul ugu xiray hadaa vedio keeda banaanka ku arko waxaa ogaataa inay maalinkaa aduun kuuku danbaydo gabartaasna tellkeeda haysku soo wicin mar danbe maa madii way iska oydey markay maqashay waxayna dhahday gabar aan dhalay ayaa habeeno kahor lasoo qarxiyey Waana isha gabartaa yar ee walalked xumeyey Gabadhii maalinkaas kabacdi walal keed camal iila dhaqantaa Hada Waxay jooktaa Australia 🇦🇺 ow nin ku guursaday sheekadaan waxaa iika sheekeeyey zxbkey cali baashi bajaajle 9sano bajaaj waday oon ayaan dhexe waydiiyey Maxaa kuula yaab badnaa intaa waday mootadaas Inan Ragow dumarka unaxariista