Wednesday, 30 July 2025

Sidee lacag loogu sameyaa Affiliate marketing ?

Waa maxay Affiliate Marketing?


Affiliate marketing waa ganacsi online ah oo aad ku xayaysiiso alaab ama adeeg aan adiga kuu ahayn, marka qof alaabtaas iibsado adiga ayaa helaya komishan (faa’iido).

๐Ÿ’ก Tusaale:

  • Jumia.com waxay leedahay shaati $10 ah.
  • Adiga waxaad isticmaashaa link affiliate ah oo gaar kuu ah si aad u xayaysiiso.
  • Haddii qof link-gaaga gujiyo oo shaati iibsado — waxaad heli kartaa $1 ama $2 faa’iido.


๐Ÿ“Œ Sidee Looga Bilaabaa Affiliate Marketing?


1. Dooro Platform Affiliate


Qaar ka mid ah kuwa caan ka ah:

Platform

Faahfaahin

Impact.com

Waxay leedahay dhowr shirkadood oo affiliate ah

Digistore24.com

Duruus, software, buugag

Jumia Affiliate

Ku fiican Africa

Amazon Associates

Alaab fara badan


2. Is Diiwaangeli (Free)



  • Geli website-ka aad rabto (ex: Digistore24.com)
  • Diiwaangeli akoon (waa bilaash)
  • Dooro alaab aad rabto in aad xayaysiiso






3. Qaado Link-ga Affiliate kaaga



  • Marka aad doorato alaab, website-ka ayaa ku siinaya link gaar ah
  • Link-gaas wuxuu kuu leeyahay ID, si loo ogaado in adiga laga keenay iibka






4. Ku Xayaysii Meelaha Dadka Joogaan:



  • WhatsApp groups ๐Ÿ“ฒ
  • Facebook page ama profile ๐Ÿ“˜
  • TikTok ama YouTube ๐ŸŽฅ



๐Ÿ“Œ Tusaale:



“Waxaan helay shaati aad u qurux badan oo Jumia laga helayo — kaliya $10! Riix link-gaan si aad u dalbato ๐Ÿ‘‰ [link affiliate kaaga]”





5. Marka Alaabta La Iibsado… Lacagtaadu Wey Soo Galeysaa



  • Waxaad arkeysaa dashboard-kaaga: inta qof gujiyay link-gaaga, iyo inta iibsatay
  • Lacagta waxaad ku helaysaa: Payoneer, Bank Transfer, ama E-wallet sida TokenPocket ama Wise


๐Ÿ’ต Faa’iidooyinka Affiliate Marketing:

รขล“…

Faaรข€™iido

รฐลธ’° Ma u baahnid inaad alaabta iibsato

รข° Waad ka shaqeyn kartaa meel kasta (xataa gurigaaga)

รฐลธ“± Kaliya WhatsApp ama Facebook ayaa ku filan

รฐลธ“ห† Haddii aad si joogto ah u shaqeyso, waxaad helaysaa dakhli joogto ah





Thursday, 24 July 2025

Hepatitis B Profile Test


1. Objective:


The objective of the Hepatitis B profile test was to detect and evaluate infection status, immune response, and chronicity of Hepatitis B virus (HBV) in a patient.


2. Principle:


The test was based on ELISA (enzyme-linked immunosorbent assay) or rapid immunochromatographic methods, which detected HBV antigens and antibodies using specific binding and visual color development.


3. Materials:


Patient’s blood sample (serum or plasma)


HBV profile test kit (ELISA or rapid strip)


Micropipette and tips


Test tubes and reagents


Incubator (for ELISA)


ELISA reader (if applicable)


Gloves and protective gear


4. Proceduer


1. Blood was collected aseptically and serum was separated.


2. Test strips or ELISA wells were prepared with required reagents.


3. Serum was added to each test zone (e.g., HBsAg, HBeAg, anti-HBs, anti-HBe, anti-HBc).


4. The test was incubated (e.g., 15–30 mins for rapid tests or 1–2 hours for ELISA).


5. Color development or band formation was observed.


6. The presence or absence of each marker was recorded.


5. Result:


Marker Meaning


HBsAg (+) Active infection (acute or chronic)

HBeAg (+) High infectivity

Anti-HBc (+) Previous or ongoing infection

Anti-HBs (+) Immunity (past infection or vaccination)

Anti-HBe (+) Recovery or low infectivity phase


6. Uses:


Diagnose acute or chronic Hepatitis B infection


Monitor disease stage and infectivity


Screen for HBV in blood donors


Determine immunity post-vaccination


Guide treatment and monitoring decisions


7. Consultation:


Patients with positive HBsAg were advised to undergo further tests such as HBV DNA PCR, liver function tests (LFTs), and liver ultrasound. Proper medical guidance, antiviral therapy (if needed), and lifestyle changes were recommended.

Monday, 21 July 2025

ูˆَุงู„ْู…ُูˆูُูˆู†َ ุจِุนَู‡ْุฏِู‡ِู…ْ ุฅِุฐَุง ุนَุงู‡َุฏُูˆุง



 ๐—ฆ๐—ถ๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต waxaa kamid ah inay balamahooda oofiyaan Allah na kitaabkiisa ayuu ku amaanay kuwa balantooda oofiya ee aan ka been sheegin.

Diinteenu waxay nagu boorineysaa inaan balamaha ilaalino, aayad kale ayuu Eebe ku leeyahay oofiya balamaha, balamuhu waa la is weydiin maalinta aaqiro.✍️

Sunday, 20 July 2025

﴿ ูَุฌَุงุกَุชْู‡ُ ุฅِุญْุฏَุงู‡ُู…َุง ุชَู…ْุดِูŠ ุนَู„َู‰ ุงุณْุชِุญْูŠَุงุกٍ ﴾ [ ุงู„ู‚ุตุต: 25]

Nabi Muuse Cs markii uu ka cararay Masar kadib dilkii uu geystay uuna tagay dhulkii Madyan, wuxuu ka caawiyay laba gabdhood in ay waraabiyaan xoolahooda, markii uu ka caawiyay, waxay u tageen aabahood(Nabi Shuceyb Cs), markaas mid ka mid ah gabdhaha ayaa u timid si ay ugu yeerto Nabi Muuse (CS), isagoo aabaheed doonayay in uu u mahadnaqo oo uu shaqo siiyo.

Gabadhii markay u timid Nabi Muuse waxay u socotay si edeb leh oo xishood leh.

Taas waxaa laga baranayaa:

-In xishoodku yahay akhlaaq wanaagsan, gaar ahaan dumarka.

-Qur’aanku wuxuu si gaar ah u xusay xishoodka gabadha, taasoo tilmaamaysa sharafta, cibaadada, iyo edebta ku jirta xishoodkooda.

Darsiga laga qaadanayo:

-Xishoodku waa astaan qurux badan oo mu’minka lagu tilmaamo, gaar ahaan dumarka.

-Markaad dadka wax waydiisaneyso ama la macaamileyso, edeb iyo xishood ayaa la rabaa.

-Nabi Muuse Cs wuxuu ahaa qof naxariis badan oo dadka caawin jiray, taas oo sababtay in Alle u furo albaab nololeed cusub.✍️