𝗦𝗶𝗳𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗿𝘁𝗼 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 waxaa kamid ah inay balamahooda oofiyaan Allah na kitaabkiisa ayuu ku amaanay kuwa balantooda oofiya ee aan ka been sheegin.
Diinteenu waxay nagu boorineysaa inaan balamaha ilaalino, aayad kale ayuu Eebe ku leeyahay oofiya balamaha, balamuhu waa la is weydiin maalinta aaqiro.✍️
No comments:
Post a Comment